Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Federaalka oo amar Cusub kasoo saartay Doorashada Galmudug
    Somalia

    Dowladda Federaalka oo amar Cusub kasoo saartay Doorashada Galmudug

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa amar kasoo baxay wada ay ku joojisey dhaq dhaqaaqyada la xiriira dhinaca doorashada  oo ay wadeen Xubnaha Guddiga doorashada iyo dhismaha Galmudug ee uu Magacaabey Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan.

    Amarkan oo la ogeysiiyey hoggaanka Ahlusunna iyo Saraakiisha Xarunta Inji ayaa lagu sheegay in arrimo la xiriira dhinaca doorashada aysan qaban karin guddi ka madax banana guddiga ay magacaawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

    Xubnaha Guddiga oo uu Magacaabey Sheekh Maxamed Shaakir ayaa looga digay kulamo ku saabsan Arrimaha doorashada,isla markana lagu wargeliyey inay Wakiil ka yihiin Guddiga Dowladu u Magacaawdey Doorashada Galmudug.

    Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa horay u Magacaabey guddiga doorashada Galmudug,kuwaas oo si caadi ah Shaqooyinkooda uga watay Dhuusamareeb,waxaana la ogeyn waxa Shaqadooda uu ka bedeli doono amarkaan kasoo baxay Dowladda Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.