Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baydhabo: Lafta-gareen oo xabsiga dhigay Isimo iyo Siyaasiyiin diidan Hoggaankiisa+Akhriso
    Somalia

    Baydhabo: Lafta-gareen oo xabsiga dhigay Isimo iyo Siyaasiyiin diidan Hoggaankiisa+Akhriso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War-saxaadeed kasoo baxay Xisbiga Amni iyo Cadaalad ayaa lagu cambaareeyay xad gudubyo uu sheegay xisbigu in si isdaba joog ah loogu hayo Suxufiyiinta, Siyaasiyiinta iyo Odayaasha Dhaqanka koonfur Galbeed kaasoo ka socdo Magaalada Baydhabo.

    Xisbiga ayaa sheegay in Maamulka Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen si cabsi gelin ku hayaan Shacabka reer Koonfur Galbeed isla markaasna taasl oo marayo xad gudubyo ka dhan ah xaquuqda Aadanaha iyo  Xuriyatul Qowlka.

    Ugu dambeyntii, Xisbiga Amni iyo Cadaalad ayaa walaac ka muujiyay habdhaqanka qalafsan ee lagula kacaayo bulsha weynta koonfur Galbeed iyo xariga iyo xukunka cadaalada ka fog ee lala beegsanayo dadka fakar ahaan kaduwan maamulka Lafta gareen.

    War-saxaafadeedka kasoo baxay Xisbiga Amni iyo Cadaalad ayaa kusoo aadayo xilli Magaalada Baydhabo lagu xiray ku dhawaad 60 qof oo aragti ahaan diidan Hoggaanka Madaxweyne Lafta-gareen, kuwaas oo ay kamid yihiin;

    1= Maalaq Kaskay.

    2=Liiban Ibrahim Amin

    3= Abdiqaadir Bare Macalin.

    4= Hassan Macalin Isaaq.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.