Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Jubbaland oo baaq kasoo saaray Fatahaadaha Wabiga Jubba+Sawirro
    Somalia

    Baarlamaanka Jubbaland oo baaq kasoo saaray Fatahaadaha Wabiga Jubba+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gollaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa kulan ka yeeshay Fatahaadaha ka dhacay qayba ka mid ah deegaanada ay maraan Wabiyada Jubba iyo Shabeelle .

    Kulankaan ay maanta yeesheen Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa ahaa Kalfadhigii 1-aad fadhigiisii 27-aad,waxaa joobgood ahaa 47 xildhibaan waxaana shir gudoominayey guddoomiye ku-xeenka Labaad ee Baarlamaanka Jubbaland Aadan Khaliif Yuusuf.

    Kullanku intuu socday ayaa looga dooday saamaynta ay yeesheen fatahaadaha ka dhacay qaar kamid ah gobalada dalka iyo sida looga hortagi karo fataahadda mar walba soo laalaabata.

    Waxa ay ku baaqeen in loo gurmado dadkii ay saameeyeen fatahaaduhu iyagoona u tacsiyeeyay dhammaan intii ku dhimatay musiibadaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.