Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mudug: Xoolo badan oo le’day Daadad kusoo rogmaday Degmada Towfiiq+Sawirro
    Somalia

    Mudug: Xoolo badan oo le’day Daadad kusoo rogmaday Degmada Towfiiq+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Roobab xooggan oo khasaare gaystay ayaa ka da’ay Degmada Towfiiq ee Gobalka Mudug iyo degaano hoostaga, waxaana Daadad soo rogmaday ay qaadeen xoolo badan.

    Dadka degaanka ayaa sheegay in Roobkani uu ahaa kii ugu xooga badnaa ee degaanadaasi ka da,a 10-kii sano ee lasoo dhaafay.

    Sidoo Kale, Dadka Degaanka ayaa sheegay in Roobkan oo Da,ayay saacadihii lasoo uu waxyeelo u gestay Dad reer guuraa ah oo ay kala tageen xoolihii.

    Shacabka degan Degmada Tawfiiq oo gurmad u fidiyey dadka xoola dhaqatada ah ee roobabku saameeyeen ayaa u geeyey cuntooyin iyo Goglo ay Dhaxanta isaga celiyaan, iyagoona ugu baaqay Dowladda iyo Shacabka Puntland in gurmad degdega la,la soo gaaro Dadka ay daadadku waxyeeleeyeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.