Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisulwasaare Kheyre oo isaga guuray hal-kudhiga Madaxweyne Farmaajo ee “Nabad iyo Nolal”
    Somalia

    Ra’iisulwasaare Kheyre oo isaga guuray hal-kudhiga Madaxweyne Farmaajo ee “Nabad iyo Nolal”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa saacadihii lasoo dood ka dhaliyay Baraha Bulshada, kaddib markii uu ka guuray hal-kudhigga Nabad iyo Nolol una guurey hal-kudhig cusub oo hadal heyn badan dhaliyay.

    Ra’isulwasaare Kheyre ayaa markii hore Barahiisa bulshada u isticmaali jiray hal ku-dhigga ay caanka ku tahay Dowladda Madaxweyne Farmaajo ee Nabad iyo Nolol, balse waxaa lagu badalay laba hal kudhig oo cusub, kuwaas oo kala ah: “Hiigsi iyo Horumar” iyo  “Ammaano iyo Adeeg”.

    Ra’isulwasaare Kheyre ayaa hal ku dhegyada cusub u adeegsaday gunnaanadka qoraal ku saabsanaa  kulan dhexmaray isaga iyo madaxweyne ku xigeenka Bangiga adduunka Dr. Xaafid Gaanim oo lasoo dhigay bartiisa Twitterka.

    Talaabadan uu ku dhaqaaqay Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu micneeyey inay qeyb ka tahay ololihiisa ku aadan Doorashada dalka ka dhici doonto 2021-ka oo la filayo inuu noqdo Musharax ka madax banaan Dowladda talada heyso.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.