Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo ku wajahan Beledweyne
    Somalia

    Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo ku wajahan Beledweyne

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta ku wajahan Wafdi uu hoggaaminayo  Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran si ay gurmad u gaarsiiyaan dadka ay fatahaadaha saameeyeen.

    Kulan deg deg ah oo ay xalay yeesheen madaxda Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu magacaabay guddiga Gurmadka Fatahaadaha,waxaana Maanta Baladweyne ay geyn doonaan gurmad ay ugu talo galeen dadka ka barakacay fatahaadaha.

    Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran  Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hoggaamin doona wafdiga, waxaana ka qayb ah madaxda Madasha Xisbiyada Qaran oo uu kujiro Madaxweyne Xassan Sheekh Mohamud.

    Magaalada Baladweyne iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa fatahaad xoogan ka sameeyey Wabiga Shabeelle ee mara Gobolkaas,waxaana badi dadka ay u barakaceen deegaanka Ceel-Jaalle, iyada oo dadkaasi gurmadyo kala duwan la gaarsiinayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.