Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»260 Ruux oo ku dhintay banaan-baxyada Ciraaq.
    Somalia

    260 Ruux oo ku dhintay banaan-baxyada Ciraaq.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maalintii12-aad oo xiriir ah waxaa Mudaaharaadyo xooggan ay ka socdaan Dalka Ciraaq, iyadoona ay ku dhinteen Dad gaaraya 260 Qof.

    Goobaha ugu badan ee ay dhimashadu ka dhacday waxaa ka mid ah Caasimadda Ciraaq ee Baqdad, Wararka ayaa intaa ku daraya in Shabakadda Internetka laga jaray guud ahaan Caasimadda Baqdad iyo deegaanada hoos yimaada.

    Dibad-baxayaasha Reer Ciraaq ayaa dalbanaya inuu xilka iska casilo Ra’iisulwasaaraha Wadankaas, Hoggaamiyaasha Banaan-baxayaasha ayaana ku eedeeyay Xukuumadda inay ku fashilntay fulinta balanqaadyadeedii, sidoo kalena ay ku kacday Musuq-maasuq baahsan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.