Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Burkina Faso: Ciidanka oo baadi goobaya koox xalay dishay Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Dalkaas
    Somalia

    Burkina Faso: Ciidanka oo baadi goobaya koox xalay dishay Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Dalkaas

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dawlada Burkina Faso ayaa ciidamadii ugu badnaa geystay gobolka Saaxil oo koox hubeysan ay xalay ku dileen xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka dalkaas.

    Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegtay in ciidamadu bilaabeen baarayaan cidda ka dambeysay dilka xildhibaanka oo ka dhacay wadada xiriirisa magaalada laga soo doorto Dijobo iyo caasimada dalkaas ee Woogaduuga.

    Ciidamada ayaa baaraya gaadiidka wadada maraya waxaana ay su’aalo weydiinayaan dadka degan magaalada weerarku ka dhacay.

    Xildhibaanka la dilay oo lagu magacaabi jiray Cumaaru Diko ayaa u socday caasimada dalkaas waxaana goob joogayaal sheegeen in kooxdii dilka geysatay ay baxsatay markii ay xildhibaanka toogteen.

    Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarka xildhibaanka baarlamaanka Burkina Faso lagu dilay oo ah kii ugu horeeyay ee dalkaas ka dhaca.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.