Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddiga Xaquuqul Insaanka GW: 3,386 dambi baa Puntland ka dhacay Lixdii bilood ee ugu dambeysay (VIDEO)
    Somalia

    Guddiga Xaquuqul Insaanka GW: 3,386 dambi baa Puntland ka dhacay Lixdii bilood ee ugu dambeysay (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 6, 2019Updated:November 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga Xuquuqul Insaanka Baarlamaanka Puntland ayaa warbixin u gudbiyey Xildhibaannada Golaha Wakiilada,taas oo la xiriirta heerka Xuquuqda Insaanka iyo dembiyadii ka dhacay lixdii bilood ee la soo dhaafay gudaha Puntland.

    Warbixintaan oo uu Akhriyey Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Sahal ayaa waxaa lagu sheegay in Puntland ay ka dhaceen 3387 dembi lixdii bilood ee la soo dhaafay oo ay kamid yihiin  56 dembi oo kufsi ah.

    Sidoo kale Guddiga waxaa ay sheegeen in in dadka Shacabka ah ay Ciidamada iska xiraan sanado ama bilooyin, iyada oo aan wax maxkamad la ah la marsiin, iyaga oo tusaalo u soo qaatay dad u xiran bilooyin badan Shilal Gaari oo dhacay.

    Shilalka gaadiidka ee Puntland ka dhacay Lixdii bilood ee la soo dhaafay ayaa waxaa guddiga ay ku sheegeen 1833 shil oo ay ku dhinteen dad gaaraya ilaa 206 qof.

    Ugu dambeyn guddiga waxaa ay sheegeen inay booqdeen Xarumaha iyo Saldhigyada dadka lagu xiro marka laga reebo Xarumaha ciidamada PSF ooays sheegeen inay si cad u diideen in wax lag ogaado dadka ugu jira Xabsiyada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.