Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dibad baxayaasha Lubnaan oo xanibay shaqooyinkii xafiisyada dawladda
    Somalia

    Dibad baxayaasha Lubnaan oo xanibay shaqooyinkii xafiisyada dawladda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dibadbaxayaasha dalka Lubnaan ayaa isku hareereeyay dhismooyinka ay ku shaqeeyaan wasaaradaha dawlada ee ku yaala magaalada caasimada ah ee Bayruut iyo magaalooyinka kale ee waa weyn.

    Abaabulayaasha banaanbaxayaasha ah ayaa sheegay inay doonayaan inay joogsadaan hawlaha dawlada intii ay kusii socon laheyd musuq maasuq.

    Dhismooyinka aan maanta loo shaqo tagin ee banaanbaxayaashu xireen waxaa ka mid ah wasaaradda cadaaladda waxaana ay codsadeen in isla xisaabtan la helo. Todobaadkii lasoo dhaafay R/wasaare Sacad Al-Xariiri ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay kadib markii ay xoogeysteen dibadbaxyada xukuumadiisa looga soo horjeedo

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.