Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Nadia Mohamed oo ku guuleysatay Kursi kamid ah Golaha Degaanka St. Louis Park City
    Somalia

    Nadia Mohamed oo ku guuleysatay Kursi kamid ah Golaha Degaanka St. Louis Park City

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nadia Mohamed oo ah Gabar dhalinyarro ah oo Soomaaliyeed ayaa sameysay taariikh habeennimadii Tallaadada kaddib markii ay ku guuleysatay in ay ka mid noqotay golaha deegaanka magaalada St. Louis Park City ee dalka Mareykanka.

    Nadia oo ah gabar 23 sano jir ah ayaa noqon doonta qofkii ugu horreeyay ee Muslim ah iyo qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah oo ku biirtay Golaha deegaanka magaalada St. Louis Park City.

    ”Sababta keentay in aan u tartamo kursiga ayaa ah aniga oo aamisan in aan aheyn is badal keeni kara ayeey tiri Nadia Mohamed”

    Nadia ayaa heshay codadka 63% kiiba iyadoo ka guuleysatay musharaxii la tartamayay oo lagu magacaabo  Joseph Israel received 36%, waxeyna badali doontaa Thom Miller oo aan isagu ka qeybgalin doorashada.

    Marka laga soo tago Nadia sidoo kale waxaa jiray shaqsiyaad Soomaali ah oo iyagana ku soo baxay kuraasta golaha deegaanka qeybo kale oo ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi Mareykanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.