Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xarunta Barlamaanka Puntland waxa hada ka bilowdey kulan Xilka Looga qaadayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Dhoobo daareed 44 Xildhibaan ayaana saxeexay Mooshinka Xilka Looga Qaadayo Gudoomiyaha.