Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sheekh Shariif: Ciidamo cusub oo loo qorayo NISA ayaa lagu Tababaraa Ethopia & Eritrea+VIDEO
    Somalia

    Sheekh Shariif: Ciidamo cusub oo loo qorayo NISA ayaa lagu Tababaraa Ethopia & Eritrea+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga hadlay dhismaha iyo dib u habeynta lagu sameynayo Ciidamada qalabka sida, isagoona sheegay in hayโ€™adda Nabadsugida ay xiligan bilowday inay qorato ciidamo cusub, waxaa uuna arintaasi Ku tilmaamay in khatar amni ay ka dhalato

    Shiikh Shariif ayaa shirkiisa jaraaโ€™id ku sheegay in uu cabsi badan ka qabo qaabka loo qorayo Ciidankan cusub ee nabad suggida ah oo qaarkood dalka dibadiisa tababar loogu qaaday, isagoona xusay in ciidamadaasi lagu soo tababaray dalalka Eritrea iyo Ethiopia

    Madaxweynihii hore ee soomaaliya ayaa sidoo kale walaac xoogan ka muujiyay ciidamo uu sheegay in loo tababaray in dad gaar ah lagu dhibaateeyo, waa sida uu hadalka u dhigay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.