Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo beenisay in DFS ay Ciidamo ka qoratay Degaano kamid Gobalka Mudug ?+VIDEO
    Somalia

    Puntland oo beenisay in DFS ay Ciidamo ka qoratay Degaano kamid Gobalka Mudug ?+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 9, 2019Updated:November 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur oo warbaahinta la hadlay ayaa been abuur ku tilmaamay warar sheegaya in dowladda ay Ciidamo ka qorotay Gobolka Mudug ee dhinaca dowlad Goboleedka Puntland.

    Sidoo kale wuxuu guddoomiyuhu sheegay in dadka wararka beenta faafiyay ay lacag ka doonayan Dowladda Federaalka, hayeeshee ay arrintaas ku fashilmeen sida uu hadalka u dhigay.

    Isaga oo hadalkiisa sii wata, Guddoomiye Axmed ayaa tilmaamay in wax xiriir ah uusan ka dhexeeyn Maamulka Gobolka Mudug iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya isla markaana aysan jirin wax ciidan ah oo deegaanadaas laga qoray.

    Ugu dambeyntii guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland ayaa waxaa uu carabka ku dhuftay in dowladda federaalka aysan ciidamo ka qori Karin deegaanada gobolka ilaa iyo inta laga xalinayo khilaafka u dhexeeya Puntland iyo dawladda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.