Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hillary Clinton oo cadaadis lagu saarayo inay mar kale la-tartanto Madaxweyne Trump.
    Somalia

    Hillary Clinton oo cadaadis lagu saarayo inay mar kale la-tartanto Madaxweyne Trump.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hillary Clinton ayaa sheegtay in uu saran yahay cadaadis ah in mar kale ay latartanto madaxwaynaha haya talada Mareykanka ee Donald Trump, kaas oo uga guulaystay doorashadii dhacday sadaxsano kahor.

    Musharaxii hore ee Dimoqoraadiyiinta ayaa iska diiday in ay markale tartanto doorashada soo aadan iyadooa BBC’da u sheegtay in aysan mar danbe tartami doonin.

    Mrs Clinton, oo 72, sano jir ah ayaa sheegtay in waqti walba ay ku fakarto waxa ay qaban lahayd hadii ay noqon lahayd madaxwaynaha Mareykanka, doorashadii dhacday sanadkii 2016’kiina ku garaaci lahayd Trump.

    Inkastoo ay Clinton ku adkeesanayso in aysan tartameen haddana Dimoqoraadiyiinta doorashada soo aadan waxaa u taagan illaa 17 musharax oo doonaya in xisbiga ay ku matalaan doorashada 2020’ka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.