Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddoomiye Mursal oo lagu soo dhaweeyay Jigjiga+VIDEO
    Somalia

    Guddoomiye Mursal oo lagu soo dhaweeyay Jigjiga+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Degaanka Soomaalida dalka Itoobiya.

    Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Magaalada Jigjiga kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Degaanka Soomaalida Cabdi Maxamed Aadan.

    Gudoomiye Mursal ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Addis Ababa, kadib markii uu Casuumaad ka helay dhigiisa dalka Itoobiya.

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa inta uu ku sugan yahay Magaalada Jigjiga kulamo kala duwan la yeelan doonaa qeybaha kala duwan ee bulshadda iyo Maamulka Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.