Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dooraahada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo maanta dhaceysa
    Somalia

    Dooraahada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo maanta dhaceysa

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa saaka ka dhacaysa xarunta Baarlamaanka ee Magaalada Garoowe, iyadoona ay ku tartamayaan  Saddex Musharrax oo kala ah;

    Xildhibaan Cabdijamaal Cismaan Maxamed,

    Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Dhahar)

    Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

    Saddexda Musharrax ayaa maalmihii la soo dhaafay waday loollan ku aaddan kala jiidashada xildhibaannada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, inkastoo doorashadan lagu tilmaamay mid ka saamayn yar tii lagu doortay Guddoomiyihii xilka laga xayuubshay Mr. Cabdixakiin Dhooba-daareed.

    Dadka odorasa Xaalada Siyaasadeed ee Puntland ayaa qaba in Musharixiinta haatan loolamaya uu ugu cad-cad yahay Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, marka loo eego abaabulka ol’olihiisa iyo miisaanka siyaasadeed ee uu ku leeyahay Gobolka Sanaag.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.