Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Saddex Dal oo ka aamusay muddo kordhinta Cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya.
    Somalia

    Saddex Dal oo ka aamusay muddo kordhinta Cunaqabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan ay  ku yeesheen Magaalada New York ee Dalka Mareykanka,waxaana ay ugu codeeyeen in la kordhiyo muddada cunaqabateynta ee saaran Soomaaliya.

    Cunaqabateyntan ayaa la xiriirta Hubka iyo Dhuxusha Soomaaliya,waxaana Goluhu ku kordhiyay muddo hal sano ah.

    Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale ku daray Cunaqabateynta Waxyaabaha Kiimakada ah ee loo dhoofiyo Soomaaliya oo ay sheegeen Guddiga qaabilsan arimaha Soomaaliya in laga sameeyo waxyaabaha qarxa.

    Qaraarkan lagu sii kordhiyay Cunaqabateynta Saaran Soomaaliya Waxaa gudbisay Dowladda UK waxaa ka aamusay Dalalka Ruushka, China iyo Equatorial Guinea ka dib markii ay sheegeen in ay ku jiraan waxyaabo Xadgudub ku ah Xuquuqda Aadanaha.

    15 dal  ee Golaha amaanka ayaa sidoo kale cambaareeyay Hubka iyo rasaasta sida sharci darrada ah loogu dhoofiyo Soomaaliya ee xadgudubka ku ah Cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.