Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waa kuma Maamulaha cusub ee Canshuuraha Barriga Wasaarada Maaliyada Gobolka Karkaar?
    Somalia

    Waa kuma Maamulaha cusub ee Canshuuraha Barriga Wasaarada Maaliyada Gobolka Karkaar?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Maaliyada Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa si rasmi ah maamulaha canshuuraha Barigga ugu magacaabay Cabdiqaadir Cismaan Yuusuf, Maamulaha cusub ayaa mudo dheer ka shaqaynayay wasaarada maaliyada isaggoo dawr wayn ka qaatay kor u kaca dhakhliga iyo dhaqaalah Gobolka Karkaar.

    1-8-2004 ayuu si rasmi ah shaqada wasaarada loo qoray, waxana uuna markaas ka bilaabay fuliye, 2 sano ak dib taariikhdu markay ahayd 17-12-2006 waxaa laga dhigay madaxa faraca toosan ee canshuuraha Barigga Gobolka Karkaar.

    6-9-2016 waxaa si buuxda loogu magacaabay maamulaha canshuuraha Barigga Gobolka Karkaar, waxa uuna shaqadaas hayay mudo 7 sano isagoo gacan wayn ka gaystay horumarinta dhakhligga wasaarada Maaliyadda.
    29-12-2017 ayaa laga qaaday xilkaas isaggoo loo magacaabay kormeeraha dakhligga ee wasaarada xilkaas ayuuna hayay mudo 2 sano ah.

    16-11-2019 ayaa markale dib loogu magacabaay Maamulaha Canshuuraha Barriga wasaarada Maaliyada Gobolka Karkaar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.