Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2020-ka+VIDEO
    Somalia

    Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2020-ka+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 23, 2019Updated:November 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa goor-dhaweyd cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Odoraska Miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka oo ka badan 346 Milyan oo doollar.

    44-mudane oo fadhiga maanta joogay ayaa dhammaantood u codeeyey miisaaniyaddan oo Todobaad hore la horkeenay.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/557713108110335/

    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland C/rashiid Yuusuf Jibriil ayaa sheegay in Miisaaniyadda dowladda ay la ansixiyay, islamarkaana loo baahan yahay in loo gudbo hanaanka Maareynta Miisaaniyadda.

    Miisaaniyadda maanta ay ansixiyeen xildhibaanada Puntland ayaa ah midkii ugu badneyd abid tan iyo markii la aas aasay Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.