Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Turkiga oo booqasho ku tagay Dalka Qatar
    Somalia

    Madaxweynaha Turkiga oo booqasho ku tagay Dalka Qatar

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid dalka Qatar halkaasi uu kula kulmi doona Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani.

    Madaxwayne Erdogan iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadli doono xiriirka laba geesoodka ah eek a dhaxeeya labada dal, iyo xiisada ka taagan gobolka Bariga Dhexe.

    Ankara iyo Doha ayaa ah saaxiibo isku dhaw, iyagoona waxyaabaha ugu waa wayn ee ka wada hadli doonaan ay qayb ka tahay dagaalka ka soconaya dalka Suuriya.

    Dowladda Qatar ayaa taageertay weerarkii bishii hore ay dowladda Turkiga ku qaaday waqooyi bari dalka Suuriya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.