Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu yahay Ajandaha kulanka maanta ee Golaha Shacabka BFS ?
    Somalia

    Muxuu yahay Ajandaha kulanka maanta ee Golaha Shacabka BFS ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa maanta ku yeelanaya xaruntooda Magaalada Muqdisho, iyagoona Akhrinta labaad marinaya ku noqoshada Miisaaniyadda Dowladda ee sanadkaan 2020-ka.

    Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maalmo kahor Akhrinta kowaad mariyay ku noqoshada Miisaaniyadda sanadkan, waxaana qaar kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka oo kasoo hor-jeesteen ku noqoshadaan, ay sheegeen in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku tumatay hantidiii dadweynaha, iyagoo sheeganaya inay la dagaalamayaan masuq maasuq.

    Sidoo kale, Xildhibaannada ayaa sheegay in Dowladda illaa iyo haatan  aysan shaqaaleysiin hal ruux ayna sheegto mar waliba, inay ku mashquulsan tahay deyn cafin iyo baanka adduunka oo kor joogto ku haya, sida ay tilmaameen xildhibaannadu.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.