Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Eretereya Oo U digtay Dowlada Qatar
    Somalia

    Eretereya Oo U digtay Dowlada Qatar

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 29, 2019Updated:November 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ereteriya waxay ku eedaysay Dowlada Qatar in ay kusoo abaabulayso kooxda argagixisada ah ee Alshabaab gudaha dalkeeda.

    Eedayntan waxay imaanaysaa mudo ka badan 10-sano oo ay Eretereya kala shaqaynaysay garabsiinta Alshabaab Qatar.

    Alshabaab waxay ku lahaayeen Eretereya Saldhigyo ay ku tababartaan,waxay ka heli jireen saanad Milataru,waxay ku safri jireen Basaboorka dalkaas,waxayna uhaan jireen garoomada diyaaradaha dalkaas kuwo ay si furan ugu kala gudbaan caalamka kale.

    Qatar sida ay xaqiijiyeen ilo surdoon oo laysku halayn karo waxay maalgalisaa argagixiso fara badan oo magacyo kala duwan qaata,kuwaasoo Alshsbaab ay ka mid tahay.

    Alshabaab waxay weeraro,Qaraxyo arxan daro ah,dilal qorshaysan iyo khalkhalgalin amni si joogta ah uga wadaan guud ahaan Bsriga Africa,gaar ahaan Somaliya.

    Hadalka kasoo baxay Eretereya waxuu noqonayaa mid sii xaqiijinaya tuhumadii hore tooshkana kusii ifinaya ku lug lahaanshaha Qatar ee argagixisada caalamiga ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.