Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gudaha Somaliya Oo lagu tababaro Jamhad kasoo horjeeda Taliska Asiyas
    Somalia

    Gudaha Somaliya Oo lagu tababaro Jamhad kasoo horjeeda Taliska Asiyas

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jamhad hubaysan oo Eretereyaan ah,ayaa tababarkeedu ka socdaa gudaha Somaliya.

    Deegaamada tababarku uga socdo jamhadan hubaysan ee kasoo horheeda hogaamibta Asiyas,ayaa ku yaala Shabeelada Hoose.

    Ujeedka Jamhadan loo tababarayo,ayaa ah in lagu kiciyo Xukuumada Asiyas ee Eretereya.

    Qatar,ayaa qorshahan wada oo maalgalinaysa waxaana hawlwadeen ka ah Fahad Yaasiin madaxa Nabadsugida Somaliya.

    Qatar waxay ka caraysan tahay Asiyaas oo gacanteeda ka baxay una galay dalka ay sida weyn isku hayaan ee Imaaraadka Carabta.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.