Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Baarlamaanka Puntland Oo xeerar muhiim ah loo qaybiyay
    Somalia

    Baarlamaanka Puntland Oo xeerar muhiim ah loo qaybiyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaan maanta shir Guddoomiyey Fadhiga 18-aad, Kalfadhiga 45-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland,

    Golaha ayaa loo qeybiyay labo xeer oo kala ah, Xeerka maaraynta dhulka Magaalooyinka Puntland iyo Xeerka Hawlgabka iyo Liiltirka ee Shaqaalaha rayidka ah ee Dowladda Puntland.

    Golaha ayaa soo akhrinaya Xeerarkan mudo saddex beri ah iyadda oo dib la iskugu soo laabanyo Maalinta Talaadada – 3/12/2019 Haddii EEBBE idmo.

    Allow dhowr Puntland

    IskaashiIyoIskuduubni

    WadajirIyoDowladnimo

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.