Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Deni iyo Imaaraadka Oo isku afgaran waayay arinka PDG
    Somalia

    Deni iyo Imaaraadka Oo isku afgaran waayay arinka PDG

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni waa kusoo fashilmay qorshihiisii imaaraadka.

    Warar aan ka helnay Ilo lagu kalsoonaan karo,ayaa sheegaya in Dowlada Imaaraadka Carabta ay diiday dalabkii Madaxweyne Deni.

    Dalabka Deni,ayaa ahaa in dib loosoo celiyo Shirkadii PDG boorkeedana laga dhigo Maxamuud Shido iyo Bashiir Cabdullaahi Saalax Deer.

    Imaaraadka waxay Deni usheegeen in aysan dib u aqbali karin Shirkadaas iyo Maleeshiyaadka Burcad badeedka ah ee ay wadato,isla markaana dhaleecayn caalami ah ay kala kulmeen wada shaqaynteedii hore.

    Deni iyo garabkiisii watay markii hore in ay la wareegaan maamulida mashruuca iskana hor leexiyaan PDG ayay talo ku baraahsatay.

    Imaaraadka,waxuu ku adkaystay in ay iyagu maamulayaan si toos ah Ciidanka Badda.

    Isimada Gobolka Bari oo horay udhexgalay isku dhicii Dowlada iyo PDG,ayaa hada ka war sugaya Deni iyo soo laabashsdiisa.

    Madaxweyne Deni,ayaa la filayaa in uu dalka dib ugu soo laabto maalinimada Beri foog ah ama Saadanbe oo ku aadan Isniin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.