Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada PSF Oo beeniyay war laga faafiyay
    Somalia

    Ciidamada PSF Oo beeniyay war laga faafiyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada #PSF waxay ku sugan yihiin Talisyadooda iyo saldhigyadooda difaaca ee #Galgala, Sugure, Bosaso, Garowe iyo Gaalkacyo si ay cadowga uga ilaaliyaan dadkooda iyo dalkooda.

    Ciidanka PSF wuxuu had iyo jeer diyaar u yahay la dagaalka kooxaha cadowga ee Al Shabaab iyo Daacish,waanan sii wadi doonnaa dagaallanka cadowga bartilmaameedsanaya shacabkeena #Soomaaliyeed.

    Fadlan garabsii ciidanka oo noo soo gudbi wixii xog ama warbixin cadow ah e aad haysid adiga oo nagala soo xiriiraya telefoonka 0906595041.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.