Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Duufaan xoog badan Oo kusoo wajahan Xeebaha Puntland
    Somalia

    Duufaan xoog badan Oo kusoo wajahan Xeebaha Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duufaanta la saadaaliyay iney ku soo wajahan tahay Soomaaliya ayaa xeebaha u soo jirta 100-KM, waxaana la filan karaa 6-da saacadood ee nagu soo aaddan, iyadoo la sheegay in ay ka dhul billaabi doonto koonfurta degmada Eyl ee gobalka Nugaal.

    Dabeysha ayaa ku soconaysa xawaare gaaraya 45-KM saacadiiba, waxaana la saadaaliyay in ay wadan karto Roobab lixaad leh oo gaaraya 100-MM, kuwaasoo ka di’i kara dhulka ay dabeyshu mari doonto.

    Eebbe ayaa awood leh oo wax walba og.

    Saciid Nadaara

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.