Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Albashiir Oo Xabsi lagu xukumay
    Somalia

    Albashiir Oo Xabsi lagu xukumay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cumar Xasan Albashiir waxaa lagu xukumay Xabsi gaarsy 2-sano kadib Maxkamad mudo ku socotay.

    Waxaa lagu eedeeyay musuq salkiisu ahaa lacag 25-Milyan oo dolar ahayd oo Gurigiisa laga helay,taasoo uu ku andacooday in ay ahayd hadyad uu ka helay Boqortooyada Sacuudiga.

    Dad,ayaa u arka Xukunkan in uussn ahayn kii uu mudnaa,balse uu yahay oo kaliya marin habaabin iyo qancin shacabka lagu khaldayo.

    Albashiir mudadii uu xukunka hayay waxaa ka dhacay dalka Sudan tacadiyo waa weyn oo xaquuqda bini’aadanka kasoo horjeeda.

    Labada sano lagu xukumay Albashiir waxuu ku qaadan doonaa xarun dhaqan celin lamana gayndoono Xabsiyada caadiga ah.

    Abashiir 75-jir xiligan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.