Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:Habraaca Gudiga Doorashada Puntland
    Somalia

    Faallo:Habraaca Gudiga Doorashada Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    2021 waxay gudiga doorashooyinka Puntland u asteeyeen in ay qabsoonto Doorashada Dowlada hoose.

    15-ka bishan December ilaa March 2020 waxay kaloo u asteeyeen in ay socoto diiwaangalinta Xisbiyada.

    Qorshe qurxoon oo leh habraac cad oo la taaban karo ayay soo diyaariyeen Gudiga Doorashooyinka.

    Balse qoraal iyo af wax laga sheego manoqon doonaan waxa lagu gaaro hiigsigaas fog ee waxaa loo baahan yahay ficil leh shaqo adag,dulqaad iyo maarayn xaaladeed.

    Dowlada oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha waxaa looga fadhiyaa in ay si buuxda oo daacad ah ay ula shaqayso Gudiga.

    Shacabka Puntland oo hirgalinta hawshan ay toos iyaga utaabanayso,waxaa laga filayaa wada shaqayn buuxda in ay muujiyaan.

    Si gaar ah waxay tahay in Beeluhu aysan ufahmin qorshahan in lagu carqaladaynayo doorkoodii iyo tarahii ay ku xisaabtamayeen.

    Barnaamijkan oo uhirgala sida caalamka socday u isticmaalo waxay ka dhignaan doontaa cadaaladii oo la helay iyo Dowladnimadii oo saldhigatay.

    Dowladnimada Puntland ha xoogaysato.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.