Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynihii hore ee dalka Pakistan General Pervez Musharraf,ayaa maanta maxkamad gaar ah waxaa ay ku xukuntay in la dilo ka dib markii lagu heley dambi ah khiyaano Qaran isagoo ka maqan dalka.hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka.