Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxii hore Ee sirdoonka DDSI Oo Jigjiga la gaarsiiyay
    Somalia

    Madaxii hore Ee sirdoonka DDSI Oo Jigjiga la gaarsiiyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kornayl Mukhtaar Shiikh Maxamed Suubane Madaxii Sirdoonka ee maamulkii Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar (ina Iley) oo maalmaha ka hor lagu qabtay Hargaysa kadib wada shaqayn dhexmartay laamaha amaanka ee labada maamul,ayaa Jigjiga loosoo dhaadhiciyay.

    Mukhtaar waa mid ka mid ah Ragii gaboodfalyada ka gaystay Deegaanka sida dhibka badana uciqaabi jiray Maxaabiista.

    Si gaar ah waxaa loogu xasuustaa gaboodfalyadii ka dhici jiray gudaha Xabsigii caanka ahaa ee Jeel-Ogaadeen.

    Qabashadiisa waxaa soo dhaweeyay bulshada Deegaanka,maamulka Somalida iyo Dowlada Dhexe ee Itoobiya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.