Madaxweyne Deni iyo wafti uu hogaaminayo,ayaa beri la filayaa in uu beri gaaro Mudug.
Madaxweynaha iyo waftigiisa,ayaa kasoo degi doona garoonka diyaaradaha ee Heemo.
Madaxweynaha iyo waftigiisa sida aan ku helay xogta waxay ka qaybgalayaan caana shubka Fiqi-ga beesha reer Xirsi Faarax.
Jibril Qoobey.
