Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidamada Badda Puntland Oo gadooday kana soo baxay furimaha
    Somalia

    Ciidamada Badda Puntland Oo gadooday kana soo baxay furimaha

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guud ahaan Ciidanka Badda Puntland waxay sameeyeen Gadood.

    Ciidanka gadooday waxay kasoo baxeen oo soo baneeyeen goobihii ay Cadawga ku hor fadhiyeen.

    Ciidanku waxuu ka gadooday markii shaqada laga cayriyay lagana jaray mushahaarkii Askartii uga naafoowday dagaaladii ay horay ula galeen cadowga.

    Ciidanka la ruqseeyay,ayaa gaaraya 70-askari oo kuligood dhaawac culus qaba.

    Sida warku nagu soo gaaray Ciidanka la ruqseeyay ee naafada ah,waxaa boosaskoodii lagu badalayaa kuwo cusub.

    Go’aanka cayrinta Ciidankan,waxuu kasoo baxay Madaxweyne Deni sida ilo xog ogaal ah ay noo xaqiijiyeen.

    Talaabadan waa mid laga xumaado oo niyad jab ku ah guud ahaan Ciidamada difaaca Puntland .

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.