Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Muxuu yahay sharciga doorasho Ee Baarlamaanku ansixiyay?
    Somalia

    Video:-Muxuu yahay sharciga doorasho Ee Baarlamaanku ansixiyay?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 28, 2019Updated:December 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha Shacabka Baarlamaanka Fadaraalka Soomaliya,ayaa maanta ansixiyay Sharciga doorashooyinka Qaranka Soomaliya Kaasoo ay wax kabadal ay ku sameeyeen

    Sharcigan maanta la marsiiyay akhrinta 3aad ayay Xildhibaannada si weyn uga doodeen qodobka 53-aad ee sharciga oo dhigaya haddii duruufi amni, xaalado aafooyin dhacaan iyo arrimo farsamo doorashada dib ugu dhacdo in lix bilood muddo kororsi ay dhici doonto.

    Qodobkan,ayaa ahaa mid si weyn Xildhibaannada uga soo horjeedeen, waxaana ay soo jeediyeen in laga saaro qodobkan gebi ahaantiisa.

    Fadhiga Xildhibaannada ay maanta yeesheen,ayaa waxay ugu dambeyn ku ansixiyeen illaa 171-Xildhinaan, halka 5 Xildhibaan ay diiday, waxaana ka aamustay 2 -Xildhibaan.

    Tani ayaa waxay ka dhigan tahay in meesha uu ka baxay sharcigii Madaxtooyada gadaal ay ka riixeysay ee ahaa Mataaladda dheelitiran ee Liiska xiran oo ah hal Deegaan doorasho.

    Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fadaraalka,ayaa lagu wadaa in loo gudbiyo sharcigan si loo ansixiyo, hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.