Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Waftiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo ugudbay Badhan
    Somalia

    Waftiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo ugudbay Badhan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 29, 2019Updated:December 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waftigii uu hogaaminayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil,ayaa ugudbay Badhan xarunta Gobolka Sanaag.

    Ka hor inta aysan gudbin Gudoomiyahaha iyo waftigiisa,waxay sii mareen Deegaanka Midigaar oo 40-Km ujira Badhan.

    Wararka aan ka helayno booqashada Gudoomiyaha ee Gobolada Sanaag iyo Haylaan,ayaa sheegaya in Gudoomiyaha uu kala kulmay Midigaar mudaahaaraad iyo Rasaasayn kooban oo khasaare dhaawac ah dhalisay.

    Gudoomiyaha iyo waftigiisa oo saakay goor hore ka anba baxay Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan,ayaa qulqulato dhexmartay ilaaladiisa iyo Maleeshiyo jidgooyo ku samaysay.

    Arbushkan waxaa la malaynayaa in uu ka danbeeyo Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Cabdixakiin Dhoobo,kaasoo ka caraysan xilka qaadistii lagu sameeyay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.