Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladnimada Soomaliya waxaa hortaagan???
    Somalia

    Dowladnimada Soomaliya waxaa hortaagan???

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladnimada Soomaliya waxaa hortaagan!!

    1. Kala go’a Dalka (Arrinta Soomaliland).
    2. Xagjirnimo Qabyaaladeed iyo Goboleysi xad dhaaf ah.
    3. Xagjirnimo Siyaasadeed oo xad dhaaf ah.
    4. Maqnaansho Hogaamin Dalka Dhaafisa saddexdaa musiibo ee aan kor kusoo xusay.

    Dhibaatooyinkaasi waxay wiiqeen wadajirka Bulshanimo (Fabric of the Society), waxayna sababeen…

    T) Amni kala qeybsan, waxaa ka faaiideystay Cadowga Soomaaliyeed oo ay ugu horeeyaan qawlaysata Alshabab.

    J) Dhaqaale kala qeybsan (canshuuraha), waxaa ku wiiqmay heykalkii Dowladnimo .

    X) Siyaasad kala qeybsan waxay keentay fashil joogta ah oo hor taagan jiheynta mustaqbalka dalka sida..Doorasho la’aan iyo Mugdi joogto ah halka loo dhaqaaqayo oo mar walba ku dhamaata 4.5 la maldahay.

    Waxaa haboon in Dadka Soomaliyeed is weydiiyaan waxa khaldamay, kana heshiiyaan si loogu gudbo Dowladnimo rasmi ah.

    Wabilaahi Towfiiq,

    WQ.Burhan Dio Mio

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.