Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Halkee ku danbeeyay Mashruucii balaarinta Dekeda Bosaso?
    Somalia

    Halkee ku danbeeyay Mashruucii balaarinta Dekeda Bosaso?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mashruucii dhismaha Dekeda Bosaso ee ay maalgalinaysay shirkada DP World halkee ku danbeeyay?

    Su”aashan oo aan ka mid noqon kuwii nasiibka uyeeshay in Madaxweyne Deni la waydiiyo kulankii PDRC,isla markaana isaguna uusan xusin ayay dad badan iswaydiinayaan!.

    Sida qorshuhu ahaa laba sano gudaheed marka laga soo bilaabo subaxii la saxiixay waxay ahayd in lagu dhamaystiro mashruuca balaarinta Dekeda Bosaso ee ay maalgashanaysay Shirkada DP World oo laga leeyahay isutaga Imaaraadka Carabta.

    Xanta horay ujirtay,ayaa ahayd in mashruucan uu yahay oo kaliya af xirasho ay DP World kaga hor istaagayso maalgalin kale oo ay hesho Dekeda Bosaso.

    Dekeda Bosaso waxay ka mid tahay kuwa Geeska ee ku yaala meelaha muhiimka ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.