Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland Oo weli ka aamusan sharciga doorashooyinka!!
    Somalia

    Puntland Oo weli ka aamusan sharciga doorashooyinka!!

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 31, 2019Updated:December 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Puntland ee xubinta ka ah Dowlada Fadaraaliga ah ee Somaliyed wali wax hadal ah kama soo saarin sharciga golaha shacabka Fadaraalku ansixiyay ee ku saabsan hanaanka lagu galayo doorashada 2020-21.

    Madaxtooyada Puntland ilaa iyo hada wax jawaab ah oo ku aadan sharcigaas lagama hayo.

    Wasaarada Dastuurka iyo arimaha Fadaraalka kama aysan hadlin sharcigaas iyo qorshe kale midna.

    Sidoo kale Gudiga sare ee lataliyayaasha Madaxtooyada kama hadlin arinkan, sida aan xogta ku helayna Madaxweynuhu kumaba soo qaadin arinkaas,iyaguna fursad ay ugu gudbiyeen taladooda kama helin.

    Madaxweyne Deni markii uu ka hadlayay kulankii PDRC waxuu sheegay in uu kasoo horjeedo sharciga Baarlamaanka horyaala,balse masoo gudbin waxa uga qorshaysan ama uu ku badalayo.

    Deni iyo Xukuumadiisa waxaa looga fadhiyaa in ay soo gudbiyaan qorshaha doorasho ee ay uhayaan Umada oo ay mawqifkooda bayaaniyaan.

    Dowlada Puntland waa fursada kaliya ee ulay haysato Bulshada Somaliyed ee ka hortagi karta qorshaha khatartiisa leh ee Rw Khayre

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.