Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Natanyahu Oo dalbaday Xasaanad
    Somalia

    Natanyahu Oo dalbaday Xasaanad

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 2, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisulwasaaraha Maamulka Israel Benjamin Netanyahu ayaa ka dalbaday Baarlamaanka Yahuuda xasaanad, si uu uga gaashanto eedo la xiriira laaluush, musuqmaasuq iyo ku xadgudubka kalsoonida, taas oo dhowaan ay kusoo oogtay xeer ilaalintu.

    Ra’iisulwasaare Netanyahu ayaa u gudbiyay Baarlamaanka codsigiisa Xasaanadda saacadihii dambe ee Arbacada, isaga oo sheegay in uu qorsheynayo hogaaminta dalka “sanado badan oo soo socda.”

    “Sharciga xasaanad waxaa looga golleeyahay in laga ilaaliyo masuuliyiinta la soo doortay dacwad sharciyeed been abuur ah – laga soo qaado sheegashada siyaasadeed ee loogu talagalay in lagu waxyeeleeyo rabitaanka dadka iyo doonista culimada sharciga” ayuu Netanyahu ku yiri hadal uu telefishanka ka jeediyay fiidnimadii Arbacada.

    Eedeymaha loo haysto Netanyahu ayaa la soo saaray bishii Nofeembar. Wuxuuna ku sii adkeystay inuu yahay qof aan dambi lahayn, isagoo ugu yeeray “isku day afgambi” oo ay hogaaminayaan bidixda iyo warbaahinta.

    Radio Puntland

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.