Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Warqad kasoo baxday xaafiiska Hanta dhowraha Guud ee Qaran ayaa dalbaday in la hakiyo habka kharash bixinta maamul goboleedka Galmudug markii laga reebo bixinta mushaharaadka shaqaalaha iyo kharashka ku baxaya ciidanka.