Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»FOA oo warbixin kasoo saartay waxyeelada Ayaxu u geystay Soomaaliya (Akhriso)
    Somalia

    FOA oo warbixin kasoo saartay waxyeelada Ayaxu u geystay Soomaaliya (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 5, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’adda Cuntada iyo beeraha adduunka ee FOA ayaa sheegtay in Ayaxa uu burburiyey 70,000 oo hiktar oo ah dhul beereed ku yaalla Soomaaliya iyo Ethiopia, waxaana Hay’adda ku tilmaantay duulaankii ugu waynaa ee Ayaxaasi ku soo qaado geeska Afrika muddo 70 sano ah.

    Ayaxa ayaa waxyeello ba’an u geystay dhul ballaaran oo isugu jira dhul beereed iyo dhul ay xooluhu daaqaan.

    Ayaxa oo raxan-raxan u socday ayaa gebi ahaanba dhulkii uu ku degay u bedelay dhul u eg lama degaan aan weligiis roob ku di’in, arrintaas ayaa saameyn ku yeelatay beeralay iyo xoolo dhaqato badan.

    Dhanka kale, War-saxaafadeedka kasoo baxay Dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in Dowladda Kenya ay soo iibsatay 3,000 oo litar oo kiimiko ah, si ay ugu buufiso hawada, Iyadoo sidoo kalena u qaybin doonto dadka deegaanka gobolada laga cabsida qabo in Ayaxu waxyeeleeyo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.