Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Booliska Kenya oo qabtay muwaadin Soomaaliyeed oo looga shakisan yahay Basaasnimo
    Somalia

    Booliska Kenya oo qabtay muwaadin Soomaaliyeed oo looga shakisan yahay Basaasnimo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 6, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Booliska Kenya ayaa ku xiray Xaafada islii ee Magaalada Nairobi mudaawin Soomaali–Canadian ah, kaas oo looga shakiyay basaasnimo.

    Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Cabdinaasir Abudule, ayaa la qabtay isaga oo ‘ilaalin’ ku samaynaya Saldhigga Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee Islii, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday Booliska Kenya.

    Booliska ayaa warbixintooda ku sheegay in ninkan Moobilkiisa laga helay sawirrada saldhiga Ciidanka cirka Kenya, waxaana ay tilmaameen in qabashadiisa ay ku timid tuhun ka galay Ciidanka.

    Sidoo kale, Ciidanka Booliska Kenya ayaa tibaaxay in ninkan uusan heysay aqoonsi, lagana helay Telefoonkiisa oo iphone ah sawirro iyo muuqaalo laga duubay goobo muhiim ah oo ku yaalla xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.

    Ninkan ayaa hadda waxaa ku socda baaris, iyadoona lagu wareejiyay unugyada booliiska ee la-dagaallanka argagixisada (ATPU), kuwaas oo sameyn doona baaritaanno dheeri ah, sida lagu sheegay warbixinta Ciidanka Booliska Kenya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.