Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Jaaliyadda Gobalada SSC ee daggan Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka oo shir yeeshay ayaa taageeray dib-u xorraynta Deegaanada SSC ee dhawaan looga dhawaaqay magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobalka Cayn. https://www.youtube.com/watch?v=5RFoqdK7VmY