Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sacuudiga oo dhawaaqay xulafo ay kamid tahay Soomaaliya (Sawirro)
    Somalia

    Sacuudiga oo dhawaaqay xulafo ay kamid tahay Soomaaliya (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 7, 2020Updated:January 7, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boqortooyadda Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii ku dhawaaqday dhismaha gole ka kooban sideed waddan oo Carab iyo Afrikaan ah oo xaduud ka ah Badda Cas iyo Gacanka Cadan.

    Boqorka Sacuudiga Salmaan ayaa ku qaabilay Magaalada Riyadh wasiirrada arrimaha dibadda ee Masar, Jordan, Eretariya, Yemen, Suudaan, Soomaaliya, iyo Jabuuti, wuxuuna ugu hambalyeeyay aasaaska golaha iyo saxiixa Axdiga Golaha.

    Intii uu socday kulanka, wasiirradu waxay ka wada hadleen sidii loo horumarin lahaa iskaashiga ka dhexeeya waddamada xuduudda la leh Badda Cas si loo xoojiyo amniga iyo xasilloonida gobolka, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka ee Sacuudiga.

    Sidoo kale, shirka ayaa diiradda lagu saaray danaha siyaasadeed wadamadan, maalgashiga, xasilinta maraakiibta badda iyo kahor taga iska hor imaad dhexmara dalalka dhaca Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

    “Sacuudi Carabiya waxay danaynaysaa isuduwidda iyo wadashaqeynta xubnaha isbaheysiga si ‘looga hortago caqabadaha nagu hareereysan dhinac walba,” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibedda Boqortooyadda Sacuudi Carabiya Amiir Faisal bin Farah bin Abdullahi

    Wasiirada 8 wadan ee ku bahoobay Isbaheysigan cusub ayaa waxaa ay saxiixeen xeerka asaasiga ah ee urur-weynaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.