Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Federaalka oo ka hadashay maxaabiis ka baxsaday xabsiga Muqdisho
    Somalia

    Dowladda Federaalka oo ka hadashay maxaabiis ka baxsaday xabsiga Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 8, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka cadaaladda XFS Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay guddigii loo xilsaaray kiiska maxaabiis dhawaan ka baxsatay xabsiga dhexe ee Xamar.

    Waxaa uu sheegay in Guddiggaan ay ku howlan yihiin sidii baaritaano loogu sameyn lahaa dadkii Xabsiga ka fakaday.

    Wasiirka ayaa xusay in wixii ka dhacay Xabsiga aheyd arin halis ah,islamarkaana kuwii Fududeeyay lala xisaabtami doono sidda ugu dhaqsiyaha badan.

    Saddex maxbuus oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in dhawaan  baxsadeen, sida ay sheegayaan warar laga helay Xabsiga dhexe ee Magaalada muqdisho.

    Xubnaha baxsaday ayaa sidoo kale wararka ay sheegayaan inay ka tirsan yihiin a Al-Shabaab, islamarkaana horey loogu riday xukunno.

    Xabsiga Dhexe ee Xamar oo ku yaalla degmada Xamar Jajab ee Gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu yahay mid amnigiisa siweyn loo ilaaliyo,waxaana cadeyn sababta keentay in Maxaaabiis xukunaa ay baxsadaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.