Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ayatollah Ali oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday saldhigyadii Mareykanka+VIDEO
    Somalia

    Ayatollah Ali oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday saldhigyadii Mareykanka+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 8, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoggaamiyaha Ruuxiga ee Iran Ayatollah Ali Khamenei oo ka hadlay weerarkii saldhigyada Maraykanka ayaa yiri “xalay Maraykanka wejiga ayaan ka dharbaaxnay”.

    Sidoo kale wuxuu ka hadlay xiisadda taagan wuxuuna Maraykanka u sheegay in uu daan-daansiga joojiyo wuxuuna yiri “marka ay xaaladdan timaada tillaaba milateri oo kaliya xal maahan”.

    Waxa uu sheegay in Iran ka aargoosatay Maraykanka, “dagaal diyaar uma nihin ee waxaan difaaceynaa nafteenna ayuu hadalkiisa raaciyey.

    “Iraaniyiintu yeel ma yaan in dhiiggii Sulaymaani uu cidlo dhulka ugu daato, waana loo aarguday” ayuu yiri Hoggaamiyaha Ruuxiga ee Iran Ayatollah Ali Khamenei.

    Hadalka Hoggaamiyaha Ruuxiga ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa yimid xilli labo saldhig oo Maraykanku ku leeyahay dalka Ciraaq ay Iran ku weerartay gantaallo.

    Trump ayaa bartiisa Twiter-ka kusoo qoray in ay qiimeynayaan sida ay wax u dhaceen, “wax walba waa ay dhan yihiin, gantaallo laga soo tuuray Iran ayaa lagu weeraray laba saldhig oo aan ku leenahay Ciraaq, qiimeynta khasaaraha ka dhashay ayaan wadnaa, wax walbana waa hagaag, waxaana leenahay ciidanka ugu awoodda badan caalamka ee heysta hub carsi ah, dib ayaana kasoo sheegi doonaa sida ay wax u dhaceen”, ayuu yiri Trump.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.