Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo la kulmay Xaliimo yarey (Sawirro)
    Somalia

    Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo la kulmay Xaliimo yarey (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 8, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa uu booqasho ku tegay Xarunta Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka.

    Kulan gaar ah ayuu halkaasi waxaa uu kula qaatey guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey), iyaga oo kawada hadlay u diyaar garowga arimaha doorashooyinka soo socda.

    Guddoomiye Cumar filish ayaa uga mahad celiyey Guddoomiyaha Gudiga doorashooyinka Qaranka siwada wanagsan oo ay u soo dhaweysay,isaga oo sheegay in ka maamul ahaanuu Guddiga la Shaqeyn doono.

    Kulan gaar ah ayuu halkaasi waxaa uu kula qaatey guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey) oo maalahana waday kulamo kala duwan ayaa shalay la kulantay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Candullaahi, kulanka ayaa looga hadlay hawlaha guddiga kala dhexeeya Aqalka Sare oo ay ka mid tahay warbixinta 4 bilood laha ah ee guddiga uu horgeeyo Golaha 4tii biloodba mar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.