Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Daraawiish-ta Puntland oo lagu eedeeyay amaan-darada Gaalkacyo+VIDEO
    Somalia

    Ciidanka Daraawiish-ta Puntland oo lagu eedeeyay amaan-darada Gaalkacyo+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 8, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Mudug Jaamac Maxamed Axmed (Jaamac Sandaqad), ayaa ku eedeeyay ciidanka daraawiish-ta Dowladda Puntland falalka amaan-darro ee ka dhaca Magaalada Gaalkacyo.

    Taliye Jaamac Sandaqad ayaa sheegay in ciidanka Daraawiish-tu ay u awood sheegteen ciidanka Booliska, ayna iyagu soo galiyaan magaalada Gaalkacyo khamrida iyo waxyaabaha kale ee maandooriyayaasha ah.

    Sidoo kale, Waxaa uu sheegay in ciidanka daraawiish-tu ay dhawaan weerar ku qaadeen Maxkamadda Gobalka Mudug xilli ay socotay Maxkamadeyn eedeysanayaal lagu qabtay iyagoo magaalada soo galinaya khamri.

    https://www.youtube.com/watch?v=n2OJnD1D98A

    Dhanka kale, Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Mudug Jaamac Maxamed Axmed (Jaamac Sandaqad), ayaa sheegay inay buuxaan xabsiyadda Magaalada Gaalkacyo, iyadoona ciidanka boolisku ay wadaan howlgallo lagu beegsanayo dadka ka qeyb-qaata ammaan darada Magaalada Gaalkacyo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.