Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxkamadda Darajada kowaad ee Gobalka Bari oo xukunno ku riday 4 ruux+VIDEO
    Somalia

    Maxkamadda Darajada kowaad ee Gobalka Bari oo xukunno ku riday 4 ruux+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 8, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamadda Darajada kowaad ee Gobalka Bari ayaa xukunno ku riday eedeysanayaal kala duwan, kuwaas oo dhac iyo furasho u geystay dad shacab ah oo ku nool Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Dowladda Puntland.

    Eedeysanayaasha qaarkood oo u badnaa dhalinyaro ayaa Ciidanka ammaanku kusoo qabteen iyagoo gacanta kula jira fal-dambiyeedyada, furanaya moobilo, waxaana Maxkamadda ku sugnaa dadkii ay dhaca iyo furashada u geysteen.

    Sidoo kale, Maxkamadda Darajada kowaad ee Gobalka Bari ayaa dib u dhigtay xukunka 7 eedeysane, kuwaas oo aan lasoo dhamistiray cadeymaha dambiyadda loo heysto.

    Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada kowaad ee Gobalka Bari Abuukar Cabdinuur Jaamac, ayaa ku dhawaaqay xukunka ay Maxkamaddu ku riday dhalinyaradan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.